Telesom dahabshiil
mubarak tanzil
Welcome to Araweelo News Network   Click to listen highlighted text! Welcome to Araweelo News Network

Category: Wararka Caalamka

Total 497 Posts

Donald Trump Oo Aqalka Cad ka Caydhiyay in Ka Baddan Kun Shaqaale Ah Iyo Ergaygii Iran

#Araweelo_News_Network Washington (ANN(-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu shaqada ka ceydhiyay Brian Hook,  kaas oo ahaa ergeygii gaarka ahaa ee Iran intii uu xilka hayay, isagoo u dabaaldegayay Trump kusoo laabashada Aqalka Cad Isniintii lasoo dhaafay. Sidoo kale,

Dagaalka Israel Iyo Xamaas Oo Dib U Bilaabmay

#Araweelo_News_Network. Tel Aviv (ANN)- Ciidanka Israa’iil ayaa billaabay duullaan ballaadhan oo ay ku qaadeen Daanta Galbeed ee la heysto ee dhulka Falastiiniyiinta, gaar ahaan magaalada Jennin. Wararka ka imanaya daanta galbeed ee warbaahinta waxa lagu soo waramaayaa in lagu dilay

 Trump Ma Ka Badbaadi Doonaa Jidkii John F. Kennedy?

 Trump Ma Ka Badbaadi Doonaa Jidkii John F. Kennedy Maxayse Iska Shabahaan Labada Madaxweyne? Madaxweyne Trump Soo Laabashadiisa Saxeexa Go’aamo Layaab Leh Iyo Dareenka Ku Xeeran iyo waxa Laga Filayo Ee Cabsida Leh Wuxuu Si Cad U Bilaabay balanqaadkiisa iyo

Golden State: California Oo Dufaano Dab Kiciyay Oo Hareereeyay Sababeen In Madaxweyne Biden Xaallad Deg Deg Ah Kusoo Roggo Maraykanka 

#Araweelo_News_Network Los angeles (ANN0-Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ee xukunka wareejinaya 20 Jan ayaa Arbacadii ansixiyay xaalad deg deg oo gebi ahaan dalka Maraykanka ah, taas oo heer Federaal ah. Arrintan ayaa timk kaddib markii loo caalwaayay dabka ka socda California

Saynisyahanada Ruushka Oo Damiirka Bulshada Caalamka Soo Jiitay

Khuburada Ruushka Oo Ku Guulaystay Tallaalka Kansarka Iyo Bushaarada Saynisyahanka #Araweelo _News _Network Moscow (ANN)- Saynisyahanada dalka Ruushka ayaa soo saaray ikhtiraac dhanka Sayniska ah oo dunidu ku dawakhsanayd qarniyo baddan, taas oo raja gelinay malaayiin qof oo dacalada aduunka

Duqaymaha Yemen Oo Sababay Burburka Diyaarad Millateri Oo Maraykanku Leeyahay

#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-Dawladda Maraykanka ayaa qirtay in lasoo riday Diyaarad dagaal oo ahayd nooca diyaaraddaha wax duqeeya ee loo yaqaan F/A-18 supper, taas oo ka duulaysay hawadda Markabka dagaalka ee USS Harry S Truman, oo ku sugan Badda Cas oo

Dagaalyahanka Duulaankan Ku Qabsaday Suuriya Oo Soo Dhisaya Dawlad Ku Meel Gaadh Ah

  #Araweelo_News_Neteork Dimishiq (ANN)-KooxdaKa Maleeshiyada lala xidhiidhiyay inay u adeegayaan dalalka reer galbeedka oo gacansaar la leh Turliga ayaa ku dhawaaqay innay soo dhisayaan dawlad ku meel gaadh ah.   Kooxda lagu magcaabo Jabadda Taxriiru Shaam (HTS), oo gacanta ku

Qabsashada Aleppo Maxay Ka Bedelaysaa Siyaasadda Gobolka, Yaa Sameyay Kooxda Xaggayse Xidida Ku Leeyihiin?

  Maxay Wadaagaan Hoggaamiyaha Jabhada Tahrir al-Sham Ee Al-Julani Iyo Hoggaamiyihii ISIS Ee Abu Bakar al-Baghdadi? #Araweelo _News_Network Aleppo (ANN)-Xiisaadda gobolka Bariga dhexe waxa sii kordhisay collaada kasoo cusboonaatay dalka Suuriya, iyadoo Saddex maalmood gudahood, dagaalyahannada mucaaradku qabsadeen magaalada labaad

Dagaalka Ka Cusboonaaday Suuriya Iyo Dhawaaqa Xukuumadda

#Araweelo_News_Network Dimiscus  (ANN)- Dalka Suuri ka dib markii ay kooxo hubaysan ay qabsadeen galbeedka magaalada xalab ee dalka suuriya waxaa la soo sheegay inuu dagaal dhexmaray kooxaha malleeshiyaadka ah iyo ciidanka Suuriya. wararka ka imanaya halkaa ayaa p sheegayaan inay

Dalalka Ugu Awoodda Baddan Dunida Maanta

Maxay Tahay Ujeedada Maraykanku Ka Leeyahay 700 oo saldhig  Millateri Oo Caalamka #Araweelo_News_Network Washington (ANN)-Dalalka ugu awoodda baddan dunida maanta dhaqaale ahaan, dhinacyada Hubka iyo Tignoolajiyada, ayaa la shaaciyay sida ay uga kala saamayn baddan yihiin aduunka.   Warbixin lagu

Click to listen highlighted text!