Category: Qubanaha
HIDDAHA Iyo DHAQANKII YAA U MAQAN?
Hoggaan-dhaqameedkii halkuu ka Baxay? Araweelo News Network Associated Online Agencies Hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed waa tiirarka ugu muhiimsan ee qeexa aqoonsiga, jiritaanka iyo midnimada bulshada Soomaaliyeed. Waa dhaxalka ruuxeed, maaddi iyo maskaxeed ee jiilba jiil u gudbiyo, kaas oo xambaarsan
Somaliland: Wasaarradaha Maaliyadda iyo Caddaaladda Oo Farriin Wada jir Ah Soo Saaray
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda jamhuuriyadda Somaliland oo kaashanay wasaaradda Caddaaladda ayaa soo saartay Farriin muhiim ah oo ku waajahan muwaadiniinta. Fariinta ayaa lagu sheegay inay ahmiyad weyn u leedahay bulshada muuqaalkan hoose ka
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Oo Hirgelisay Mishiin Casri Ah Oo Cashuurta Lagu Bixinayo
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Oo Hirgelisay Mishiin Casri Ah Oo Cashuurta Lagu Bixinayo Muuqaal lagu socod siiyay muwaadinta waxa Somaliland oo Wasaaradda Horrumarinta jamhuuriyadda Somaliland soo saartay , waxay muwaadiniinta ugu baaqay inay gacan ka geystaan sidii cashuurta loogu bixin lahaa
Sitaadka Iyo Saamayntiisa Soomaalida
Araweelo News Network Associated Online Agencies Masraxiyad ka socotay xarunta dhaqanka ee Hargeysa oo lagu soo gunaanaday bandhiga buugaagta ee sanadkan Magaalada Caasimada ee Hargeysa waxa si weyn usoo jiiray ka qaybgalayaasha madasha fadhiyay oo isugu jiray Soomaali iyo Ajaanib
Jigjiga Oo Maydka Lacag Lagu Soo Roggay
Qaabka Dadka Loo Aasayo iyo shuruuddaha lagu soo rogay, Maayarka Jigjiga oo ka hadlay Araweelo News Network Associated Online Agencies Jigjiga(ANN)- Magaalada Jigjiga ee maamulka kililka shanaad ee Ethiopia, ayaa shaaciyay qorshe cusub iyo shuruudo lagu soo roggay maydka marka
Muwaadin Ha Qarin Xogtaada
Muwaadin Ha Qarin Xogtaada: Fariinta Wasaaradda Horrumarinta Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Araweelo News Network Associated Online Agencies Post Views: 4,884
Muwaadin Baro Oo Bixi Cashuurta Tigidhada Iyo Sharciyada Kugu Waajibtay
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Wasaaradda horrumarinta Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay farriin ay la wadaagay muwaadiniinta oo tilmaamaysa waajibaadka cashuurta, taas oo si gaar ah u sharaxysa sharciyada Cashuurta Tigidhada iyo xeerarka waajibiyay. Muuqaal kooban
Somaliland: Dhamaan Nootaayooyinka Ayaa Lagu Wargeliyay Inay Dabakhaan Nidaamka Casriga Ee Cashuur Bixinta
“Dhammaan Kala Wareejinta Iyo Iibka Nootaayooyinka haddii aan la dabakhin wuxuu noqonayaa mid aan sharci ahayn,” Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Wasaaradda Horrumarinta Somaliland ayaa soo saartay qaab casri ah oo ah nidaamka is-wada oo muwaadiniinta u fududaynaya inay
Somaliland: Digniin Kasoo Baxday Wasaaradda Maaliyadda
Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Wasaaradda Horrumarinta Somaliland ayaa soo saartay Digniin ku waajahan muwaadiniinta. Digniinta ay soo saartay wasaaradda Maaliyadda ayaa qayb ka ah dar-dar gelinta waajibaadkeeda shaqo ee ururrinta Dakhliga cashuuraha. Muuqaalka oo ah muhiim u ah muwaadiniinta Somaliland halkan
Madaxweyne Trump Oo Qaaday Tallaabooyin Aargoosi Amni Oo Saamaynaya Xasaanada Haweenaydii La Tartantay Iyo Siyaasiyiin Caan Ah
Kamala Harris, Hillary Clinton, Siyaasiyiin Xildhibaano Iyo Garsoorayaal Ayaa Go’aanka Cusub Ee Trump Kaga Mamnuucayaa Xuquuqaad Iyo Xasaanad Araweelo_News_Network Washington (ANN)- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo tan iyo markii uu xilka la wareegay horaantii sannadkan, wuxuu sii wadaa awaamiir ay


