#Araweelo_News_Network.

Hargeysa (ANN)-Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa diyaarisay qaab cusub oo ah Nidaamka Casriyaynta Qabashada Dakhliga Cashuuraha Kala-wareejinta Iibka Hantida Maguurtada iyo Guurtada.
Muuqaalkan waxay  Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland ku sharaxaysaa Nidaamka Casriyaynta Cashuuraha.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Published by  Araweelo News Network.