admin
#Somalia: Ra’iisal Wasaare Xamse Oo Ka Hadlay Kulanka Loo Dhanyahay Ee Qaramada Midoobay
#Araweelo_News_Network. New York(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad dheer ka jeediyay kalfadhiga 78aad ee Gollaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka socda magaalada New York. Ra’iisal Wasaare Xamsa ayaa ka hadlay horumar uu
“Somaliland waxa kusoo foolleh halis aan hore loo arag,” Prof. Samatar
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka HILAAC, Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa ka digay khatar ay Somaliland waajahi karto, taas oo sida uu sheegay noqon karta mid soo afjarta himiladii iyo ujeeddooyinkii qaranka. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sidoo kale ka
Dablayda Gacan_Libaax Oo Gaadiidkii Ay Haysteen Lagu Wareejiyay Xukuumadda Somaliland
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dablayda dhawrkii bilood ee danbeeyay isku urursanayay Buurta Gacan_Libaax ee duleedka Bari ee Magaalada Caasimada Hargeysa oo hore u fuliyay falal iyo ficilo dhagareed oo foolxumo ku ahaa amniga iyo xasiloonida, isla markaa si weyn u dhaawacay sumcada Somaliland,
The United States government has released a report on the situation in Somaliland
#Araweelo_News_Network. The United States government has released a report on the situation in Somaliland. Mogadishu, U.S Embassy (ANN)- A press release issued by the American embassy in Mogadishu has shown how the American government sees the current situation in Somaliland,
#Somaliland: Qodobo Kasoo Baxay Shirkii Gollaha Wasiirrada
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu Shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga hadlay qodobola xidhiidha arrimaha amniga dalka. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda oo nuqul ka mid ah soo gaadhay
Collaad Waxaa Beddelkeeda Ah Waa Nabad
#Araweelo_News_Network. Ummaddu isku garaad Maaha, Qofba in baa Alleh Garashada ka siiyay, Waxa loo baahan yahay Umada Somaliland in ay isku Quluub noqoto, Una Midowdo Caddowga Debeda kaga Imanaya Dalka Somaliland. Waxa Meel ka dhac ah, Gef ku ah
#Somaliland: Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Oo Tababar Usoo Xidhay Xubno Ka Tirsan Bahda Garsoorka iyo Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre ee Somaliland, Aadam Xaaji Cali Axmed, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Maxamed Xuseen Cismaan (Mu’adinka), ku xigeenka Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Siciid Yuusuf Cabdi, Taliyaha
Ma Runbaa Jamhuuriyadii Barakaysnayd Jinbaa Derderay?.
#Araweelo_News_Network. Marka hore waxaan aad uga murugaysanahay dabkii gubay Magaalo ganacsiyeedkii Tog-Wajaale Illaahay waxa aan uga baryayaa inuu bedel khayr qaba siiyo dhamaan ganacsatadii dabkaa ku tabaalowday, waxaanan ku boorinayaa kuna baraarujinayaa in aanay xukuumada odhan baadhitaan noo samee
Tehran: US citizens freed in $6bn deal and Iran prisoner swap
#Araweelo_News_Network. Virginia, Tehran (ANN)-Iran prisoner swap: Freed Americans touch down on US soil Iran prisoner swap: Freed Americans touch down on US soil Close. Five Americans who were jailed for years in Iran have arrived back in the US
Gacan_Libaax: Goob Caan Ku Ahayd Dalxiiska Oo Isu Beddeshay Tooraboora
Dablayda Badhtamaha Magaalada Burco Ka Afduubtay Gaadhiga Dawladda Iyo Go”aanka Hoggaamiyayaashooda #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dablayda dhawrkii bilood ee danbeeyay isku urursanayay Buurta Gacan_Libaax ee duleedka Bari ee Magaalada Caasimada Hargeysa oo hore u fuliyay falal iyo ficilo dhagareed oo foolxumo ku ahaa