Telesom Dahabshiil

Siyaasi Maxamuud Xaashi Muxuu Ka Yidhi Loollankii Doorashada Shirguddoonka, Guusha Iyo Guuldara

Mohamoud Hashi Abdi

Araweelo News Network. Hargeysa(AMM)-Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ah siyaasi si weyn magaciisa iyo hadal hayntiisu saaxada siyaasada u qabsatay muddooyinkii u danbeeyay, isla markaana saamayntiisa iyo miisaankiisu kor u kaceen tartankii iyo loollankii doorashada gollaha wakiillada Somaliland ee dalka ka qabsoontay 31 May 2021, ayaa ka hadlay gebagebada More...

by admin | Published 2 hours ago
Alt: Araweelo News Network
By admin On Thursday, August 5th, 2021
0 Comments

Somaliland: Gollaha Wasiirada Oo Ka Dooday Mala-awaalka Miisaaniyada Saddexda Sannadood Ee Soo Socda

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Gollaha Wasiirada Somaliland ayaa ka dooday mala-awaalka miisaaniyada saddexda sannadood ee spcda 2022 ilaa 2024, taas oo aan hore looga baran in miisaaniyada sannadaha More...

By admin On Thursday, August 5th, 2021
0 Comments

Washington Oo Ka Digay Dagaalka Isirka Ee Kusii Fidaya #Ethiopia Iyo Soo Jeedin Ka Cadhaysiisay Dhinacyada

Araweelo News Network. “Waxaanan ku celceliyay daryeelka iyo walaaca uu Maraykanku u hayo dadka Ethiopia,” #Samantha Power #USAID Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Washington, ayaa ugu baaqday Ciidamada Tigray More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Wednesday, August 4th, 2021
0 Comments

Madaxweyne Biixi Iyo Hoggaamiyayaasha Isbahaysiga Mucaaradka Oo Ka Daareen Celiyay Doorashada Shirguddoonka Wakiillada Somaliland

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaamiyayaasha axsaabta mucaaradka ee Isbahaysiga labada xisbi ee WADDANI iyo UCID, ayaa ka hadlay natiijada doorashada More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Tuesday, August 3rd, 2021
0 Comments

Somaliland: Loollankii Adkaa Ee Laysku Muquuniyay Shirguddoonka Gollaha Wakiillada Iyo Duruufihii Ku Xeernaa

Araweelo News Network.   Qaabkii Tartanka loo maamulay iyo codadkii lagu kala guulaystay Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa saaka lagu kala calaf qaaday, kaddib loollan adag oo u dhexeeyay xukuumadda More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Tuesday, August 3rd, 2021
0 Comments

 Guddoomiyaha UCID, Faysal Oo Sheegay In Uu La Yaabay Eedaymaha Wasiirka Arrimaha Guddaha Maxamed Kaahin Halka Uu Kasoo Xigtay

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe oo xalay warbaahinta la hadlay, ayaa daadefeeyay eedaymo uu Wasiirka Arrimaha guddaha Maxamed Kaahin More...

Alt: Maxamed Kaahin Araweelo News
By admin On Tuesday, August 3rd, 2021
0 Comments

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Maxamed #Kaahin Oo  Guddoomiyaha #UCID Ku Eedeeyay Inuu Ku Baaqay Mudaharaad

Araweelo News Network.     “Hadaad meel kale u socoto si yar oo nabadgelyo ah nagaga sii anbabax” Maxamed Kaahin. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa dhaliilo More...

By admin On Monday, August 2nd, 2021
0 Comments

#Somalia: Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Iyo Kooxdiisa Ku Xaadira Magaca #Somaliland Oo Qoraal Digiin Ah U Diray Madaxda Federaalka

Araweelo News Network.   Muqdisho(ANN)-Khilaafka Xildhibaanada ee ay ku kala qaybsan yihiin labada garab ee ku xaadira Magaca Somaliland ee ku sugan Magaalada Muqdisho, ayaa cirka isku shareeray, kuwaas oo More...

Alt: Araweelo News Network
By admin On Monday, August 2nd, 2021
0 Comments

#Ethiopia: Hoggaamiyaha Ciidanka Tigray Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Xabad Joojinta Maraykanku Ku Baaqay Iyo Mustaqbalka

Araweelo News Network.     Mekelle (ANN)- Hoggamiyaha garabka Millateriga ee TPLF  ee Tigray Defence Force  (TDF), ayaa ku adkaysanaya in ay sii wadayaan dagaalka, iyadoo Xaaladda gobolka Tigray ayaa More...

By admin On Sunday, August 1st, 2021
0 Comments

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Muddeeyay Fadhiga Gollaha Wakiillada Iyo Loollanka Oo Maraya Meeshii Ugu Adkayd

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddeeyey maalinta ay gollaha wakiillada Somaliland ee kusoo baxay doorashadii 31 May 2021, yeelanayaan fadhiga More...

Smiley face

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp