Smiley faceSmiley faceSmiley faceSmiley face

Suldaan Abu Salmaan Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka, Arrimaha Gobolka Sanaag Iyo Xidhiidhka Somaliland iyo Djibouti

Hargeysa(ANN)-Suldaan Axmed Maxamed Col-haye oo ku magaxdheer (Abu Salmaan), isla markaana ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku xilligan marayo, waxaanu weedho waano, tusaale iyo dar-daaran ah u jeediyey Xisbiyada Siyaasadda iyo Xukuumadda oo khilaaf siyaasadeed oo saamayn ku yeeshay dalka u dhexeeyo.  More...

by admin | Published 5 days ago
By admin On Monday, December 2nd, 2019
0 Comments

Cabitaanka Coca-Cola Oo La Ogaaday Inuu Galaafto Kumanaan Caruur Ah Khatarna Ku Yahay Dadka Waayeelka Ah

Nairobi(ANN)- Warbixin lagu daabacay Wargeyska caanka ah ee Dailymail oo ka mid ah Wargeysyada ugu caansan ee kasoo baxa Dalka Britain ayaa daabacay todobaadkan warbixin xanbaarsan walaac iyo murugo oo la xidhiidha More...

By admin On Monday, December 2nd, 2019
0 Comments

Booliska Sanaag Oo Ka Hadlay Dablay Weerrartay Saldhiga Ceergaabo

Ceergaabo(ANN)-Booliska Gobolka Sanaag, ayaa ka hadlay weerrar xalay lagu qaaday Saldhiga Dhexe ee Magaalada Ceergaabo ee Xarunta gobolka Sanaag. Taliyaha Qabyta Booliska gobolka Sanaag Cabdirisaaq Maxamed More...

By admin On Monday, December 2nd, 2019
0 Comments

Somaliland; Madaxweyne Biixi Oo Komishankii Doorashooyinka Ee Hore Guddoonsiiyay Abaalmarino

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan lagu macneeyay sagooti la yeeshay maanta komishankii hore ee doorashooyinka qaranka oo todobaadkan xilka ku wareejiyey More...

By admin On Sunday, December 1st, 2019
0 Comments

Somaliland: Munaasibadda Xuska Maalinta Xannuunka AIDS Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Laga Baadhay

Warbixinta Agaasimaha Komishanka Qaranka ee AIDS-ka munaasibada ka jeediyay. Hargeysa(ANN)-Munaasibad balaadhan oo lagu xusaayey maalinta Caalamiga ah ee Xannuunka HIV/AIDS, ayaa lagu qabtay maanta magaalada More...

By admin On Sunday, December 1st, 2019
0 Comments

Madaxweyne Biixi Oo Guddoomiyay Kulan Deg-deg Ah Oo Guddida Fulinta Ee KULMIYE Yeesheen

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan ay isugu yimaaddeen xubnaha guddida fulinta ee More...

By admin On Sunday, December 1st, 2019
0 Comments

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Sameeyay Isku Shaandhayn Ay Ka Muuqdaan Kaadiriintii Xisbigii UDUB

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sameeyay isku shaandhayn uu ku sameeyay xukuumaddiisa, wuxuuna xilalkii ay hayeen ka qaaday dhawr ka mid ha xubnaha golaha Wasiiradda Xukuumaddisia, More...

By admin On Saturday, November 30th, 2019
0 Comments

Somaliland: Komishnaka Kala Dhantaalan Ee Doorashooyinka Oo Mar Kale Abuuray Xiisad Kadib Markii Guddoomiye Loo Doortay Riya-raac Oo Xudun U Ahaa Muranka

Hargeysa(ANN)-Guddidii hore ee Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyay Lix ka mid ah Todoobada xubnood ee Komishanku ka koobanyahay, kuwaas oo ay weli ka maqan tahay xubintii laga More...

By admin On Saturday, November 30th, 2019
0 Comments

Dab Qabsaday Meherad Ajaanib Ku Lahaayeen Hargeysa Iyo Ciidanka Dab-damiska Oo Ka Hadlay Sababta

Hargeysa (ANN)-Ciidanka Dab-damiska Iyo Khataraha kale ka Badbaadiya Bulshada Somaliland, ayaa ku guulaystay inay damiyaan Meherad ay lahaayeen dad ajaanib ah oo Dab qabsaday maanta. Ciidanka Dab-damiska Iyo More...

By admin On Saturday, November 30th, 2019
0 Comments

Warsidaha East Africa Business Week oo Waraysi Muhiim ah la yeeshay Maareeyaha Guud ee Shirkadda DAHABSHIIL

Maareeyaha Dahabshiil oo Ganacsatada Afrika u soo Jeediyey inay Da’yarta u Abuuraan shaqooyin Kampala(ANN(-Maareeyaha Xawaaladda Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa sheegay in xawaaladuhu More...

#8Smiley face

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp