Category: Warar
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Waxa Uga Qorshaysan Somaliland
Araweelo News Network Associated Online Agencies Muqdisho (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay khudhad kaga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya. Arrinta Aqoonsiga Israel ee Somaliland iyo xidhiidhka ay yeesheen isagoo ku macneeyay mid khatar
Guddoomiye Xirsi Oo shaaciyay Sababaha Dhabta ah ee caadiyaynta Xidhiidhka Israel iyo Somaliland
“Caadiyaynta xidhdiidhka Israel looguma talagelin inay cadow u noqoto dal kasta, balse waa qayb ka mid ah dadaalladayada lagu xaqiijinayo aqoonsi caalami ah iyo danaha shacabka Somaliland.”Guddoomiye Xirsi Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Xukuumadda
Somaliland waxay Beenisay Sheekooyinka Somalia ee ah in Somaliland ku Bedelatay Aqoonsiga Israel
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Somaliland ayaa diiday eedaymo loo soo jeediyay oo ahaa inay ogolaatay inay martigeliso xarumaha ciidamada Israa’iil iyo dib u dejinta Falastiiniyiinta laga barakiciyay Gaza si ay Israel u aqoonsato. Wasaaradda Arrimaha
Somaliland: Shirka Golaha Wasiirrada oo Lagaga Hadlay arrimo Xaasaasi Ah
𝐖𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo uu wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa maanta guddoomiyay Shirka golaha Wasiirrada oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. Fadhigii 48-aad
Guddoomiyaha Kulmiye Kaahin Oo Ka Hadlay Qorshaha Muuse Ee KULMIYE
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Muuse in aanu I Dhisayn Waan Filayay laakiin maan Filayn inuu dhagaxa Ugu Horeeya Igu Soo Tuurayo, sidaa waxa yidhi, Guddoomiyha Xisbiga Mucaaradka ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed. Guddoomiye Kaahin
Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Shirarka Khilaafka Xisbiga Ee Lagu Baaqay
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Madaxweynii hore Muuse Biixi ayaa ka Hadlay Khilaafka sii xoogaysanaya we Xisbiga KULMIYE. Muuse ayaa Tilmaamay xaalada sii murgaysa ee ka jirta gudaha Xisbiga in laga wadahadlo. Balse aannay ahayn mid dan
Xisbiga Mucaaradka ee KUMIYE Oo Ka Digay Shir Lagu Baaqay
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Xisbiga Mucaaradka ee KULMIYE ayaa ka digay shir ay sheegeen in aannu ahayn mid sharci ah oo uu warbaahinta qaar ka iclaamiyay Guddoomiyihii Gollaha dhexe ee shaqada laga eryay. Khilaafka Xisbiga KULMIYE
Beesha Caalamka Ayaa Waqooyi Bari Ku Daraysa Somaliland Somaliana Waa La Qaybinayaa” Ambassador Ahmed Salah
Araweelo News Network Associated Online Agencies Laascaanood (ANN)- Ambassador Axmed Maxamed Saalah oo si dhow ula socda siyaasadda beesha caalamka ee ku waajahan Soomaalya iyo gobolka Geeska Afrika ayaa sheegay in aan Arrimaha Somalia waxba lags weydiinayn Madaxweynaha dawladda Federaalka
Laba Wareegto Oo Madaxweynaha Somaliland Soo Saaray Magcaabis iyo Xil Ka Qaadis
Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa maanta soo saaray laba wareegto oo masuuliyiin Xukuumadda ah xilalkii kaga qaaday mid kalena ku Magcaabay masuuliyiinta xilalka laga qaaday bedelkooda. Labada wareegto ayaa


