Category: Arrimaha Diinta
Laascaanood Bayaan Lagu Daadafeeyay Baaqa Ka Bixitaanka Ciidanka Qaranka Ee Sool
#Araweelo News Network. Laascaanood(ANN)-Bayaan kasoo baxay xarunta gobolka Sool ee Laascaanood, ayaa lagu daadafeeyay baaqa ay Guddida dhowaan laga sameeyay deegaanka ee la baxay “Khusuusiga” ay ku dalbadeen in ciidanka Qaranka Somaliland ka baxaan gobolka. Bayaanka jawaabta ah, ayaa
UAE Oo Jawaaab Kulul Ka Bixisay Koox Xagjir Sweden Ah O Kutubta Quraanka Kariimkao Gubay
Araweelo News Network. Abu Dhabi(ANN)-Dawladda Dalka Imaaraadka ee #UAE, ayaa si adag u canbaaraysay fal ay ku kaceen koox cunsiriyiin ah oo ah kooxaha xagjira, kuwaas oo ku dhaqaaqay ficil si weyn dunida Islaamku uga cadhaysiiyay. Kooxda, ayaa gubay Kutabta
Worship and Health Benefits of Fasting in Ramadan
Araweelo News Network Fasting is one of the Five Pillars of Islam, which form the basis of how Muslims live their lives on the earth . The other pillars are faith, prayer, charity and making Pilgrimage to the Holy City
Riyadh: Boqortooyadda Oo Xayiraad Kusoo Rogtay Eeddaanka Salaada
Araweelo News Network. Riyadh(ANN)-Xukuumadda Boqortooyadda Sacuudiga ee Riyadh, ayaa soo saartay xayiraad lagu xaddidayo Eedaanka Salaadda iyo sidoo kale sameecaddaha cod baahiyayaasha Masaajidda, sidaana waxa shaacisay Wasaaradda arrimaha Islaamka ee Sacuudiga. Amar kasoo baxay maanta Wasaaraddaa, ayaa lagu
Durruusta Ramadaan Iyo Waxyaabaha Soonka Ina jeclaysiinaya
Araweelo News Network. Durruusta Ramadaan Iyo Waxyaabaha Soonka Ina jeclaysiinaya Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa duruus taxane noqon doonta haddii alle idmo inta Ramadaanta lagu jiro oo ku saabsan Ramadaanta oo uu
Sheekh Dirir Oo Tilmaamay Fasaadka Iyo Sida Ay Diinta Islaamku Uga Hadashay
Araweelo News Network. Fasaadka noocyadiisa wax ka mid ah ka siyaasadda, Fasaadka hogaaminta bulshada gala ayaa ugu khatarsan, waayo, dadku iyaga ayey ku deydaan. Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Cumar Dirir, ayaa ka hadlay fasaadka hoggaaminta iyo marka laga qabanwaayo Bulshadda, wuxuuna ku
Sheekh Dirir Oo Bulshada Usoo Jeediyay Sida Looga Badbaadi Karo Cudurka Coronavirus Ee Dunidu Ka Qaylisay Iyo Tallaabooyinka La Raacayo
Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa ka hadlay Cudurka dunuda ku faafaya ee Coronavirus, kaas oo si weyn looga qayliyay, wuxuuna sheegay in Aduunyada waxa ku dhaca bani’aadamka yihiin laba qeybood, cuqubo oo kuwa caasiga ku dhaca, qeyb ixtixaan
“Culimada Islaamku intooda Badan Maxay Ka Yidhaahdeen Qofka Hantida Qaata” Sh Cumar Dirir
Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa kula dardaarmay qofka masuulka ah ama qof kastoo hantida ummada waxeeda qaadanaya, u dhaqmo sidii Khulafaa’ul raashidiinta, dadka xunna aanay ku dayane, dadka wanaagsan ku deydaan. Sheekh Maxamed oo khudbadii Jimcaha ee todobaadkan
Mufdiga Weyn Ee Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Ummada Ka Dhexeeya
“Macdanta ummada ka dhexeysa iyo baadka (dooga) ka baxa baadiyaha iyo dhirta, waa hanti ummadeed, Hargeys(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada uga digay halista ay leedahay in xoolaha ummada ka dhexeeya lagu xad-gudbo, taasoo maalinta qiyaame isagoo dusha
Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Masuuliyada Waalidiinta Ka Saaran Tarbiyada Ubadka Iyo Sida Loogala Xisaabtamayo
Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada ugu magac dheer Soomaalida, gaar ahaan Geyiga Somalialnd, ayaa sheegay in qofka ubadkiisa hagaajiyaa uu yahay mid kasoo baxay amaanadii, kii kalena khiyaamo sameeyey, amma dayacay masuuliyadaa la weydiin