TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Arrimaha Diinta

Total 17 Posts

“Culimada Islaamku intooda Badan Maxay Ka Yidhaahdeen Qofka Hantida Qaata” Sh Cumar Dirir

Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa kula dardaarmay  qofka masuulka ah ama qof kastoo hantida  ummada waxeeda qaadanaya, u dhaqmo sidii Khulafaa’ul raashidiinta, dadka xunna aanay ku dayane, dadka wanaagsan ku deydaan. Sheekh Maxamed oo khudbadii Jimcaha ee todobaadkan

Mufdiga Weyn Ee Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Ummada Ka Dhexeeya

“Macdanta ummada ka dhexeysa iyo baadka (dooga) ka baxa baadiyaha iyo dhirta, waa hanti ummadeed, Hargeys(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada uga digay halista ay leedahay in xoolaha ummada ka dhexeeya lagu xad-gudbo, taasoo maalinta qiyaame isagoo dusha

Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Masuuliyada Waalidiinta Ka Saaran Tarbiyada Ubadka Iyo Sida Loogala Xisaabtamayo

Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir oo ka mid ah Culimada ugu magac dheer Soomaalida, gaar ahaan Geyiga Somalialnd, ayaa sheegay in qofka ubadkiisa hagaajiyaa uu yahay mid kasoo baxay amaanadii, kii kalena khiyaamo sameeyey, amma dayacay masuuliyadaa  la weydiin

Ramadaan Waa Bishii Tartanka

Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan, Ilaah ha inoo dhaafo khaladkeenna dadaalkeenana ha hagaajiyo,aamiin amiin. Qofka mu’minka ahi kuma qanco halka hoose, waa mid markasta higsanaaya halka u saraysa,dhibkastoo soo gaadhaana kama leexiyo halkuu higsanaayo. Ilaahay wuxuu yidhi”U tartama Khayraadka”.Ilaahay markasta wuxuu

Ka faa’idaysta Bisha Ramadaan

Ka faa’idaysta Bisha Ramadaan Assalaamu Calaykum Walaalayaa, Ramadaan wacan oo wanagsan, Ilaah isaga ayaa weynee soonka ha inaga aqbalo,danbigeenana ha dhaafo, Alle wuxuu ku tilmaamay ramadaanta maalmo yar,malmahaasi waxay ku dhamaan doonaan sagaal iyo labaatan cisho ilaa sodon cisho,qofka faa’idayna

“Waa in Qalbiga Qofku Raali Ku Yahay Qadarka iyo Qorshaha Allah,..” Sheekh Dirir.

Hargeysa(ANN)- Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada ugu caansan geyiga Soomaalida, ayaa sheegay in qofka, amma ummadu hadday waxuu Allah siiyey eegi waayaan amma ku qanci waayaan, Illaahay bay ka cabanayaan ayey ka dhigan tahay.  

Xeerka Kufsiga Iyo Xadgudubyada Jinsiga. W/Q: Dr. Cabdiqani Beder

  1) (XEER Lr. 78/2018) Xeerkani muddo aan ka yarayn 4 sannadood ayuu dhex yaallay golaha baarlamaanka, ugu danbeynna waxa la sheegay in la ansixiyey. 2) Xeerkan intii uu Golaha Baarlamaanka yaallay waxa ay Wasaaradda Diinta iy Awqaafta iyo weliba

{ }Smiley face