#Araweelo_News_Network.

Xidhiidhka Ka Dhexeeya Buurta almis iyo Suurada 7aad Quraanka Kariimka

Daraasad Iba-furay Wax baddan

Suuraddaha Quraanka suuradda 7aad waxa la yidhahda Al acraaf waxa ay ku bilaabanta ayaada kowaad Aliflaammiim saad culimadu waxaay اعلماللهhadda waxa jirra ereyga Ilaahay inoo gudbiyay ee aayaddaha Quraanka ku jira Macnihiisana la garan wayay luqadda Soomaaliga waxay ku noqonaysaa kelmada (-المصAlmis )oo ah buur ku talla Somaliland suuraddan al acraaf waa suurada todobaad sidaa daraadeed haddii aan dhinac kale ka eegno buurtan waxa ku dhex talla dalkii laysku odhan jirey Soomaliya.

Dhinac kale hadaan ka eegno Buurta waxa ka baxa geed la yidhahdo( Kulan) . Kulanka waa geed ka mid ah geedaha laga sameeyo saliidda nooca la yidhahdo olive  oo laga sameeyo Saliid zeytuunka.

W/Q. Cabdisalaam Mohamed Cabaas (Duncarbeed)

Mawduucan waxad kaga bogataa halkan hoose riix.

Click to access Xidhiidhka-ka-dhexeeya-Buurta-Almis-iyo-Suurada-7aad-ee-Quraanka.pdf