Telesom dahabshiil
mubarak tanzil
Welcome to Araweelo News Network   Click to listen highlighted text! Welcome to Araweelo News Network

Category: Doorashooyinka

Total 226 Posts

Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Shaaciyay Xilliga Jadwalka Doorashooyinka 

Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN)- War-nurtiyeed ay soo saareen  Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa lagu sheegay xiliga la diyaarinayo jadwalka doorashooyinka. Sidoo kale, war-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in dib loo saxayo diiwaangelintii hore ee lagu galay doorashooyinkii

Duminta Xaddaaradda iyo Horumarka Bulshooyinka

Maxaa Dumiya Xadaaradda Bulsho, Maxaase Keena Horumarka Bulshada? Araweelo News Network Associated Online Agencies Duminta Xaddaaradda iyo Horumarka Bulshooyinka Marka hore aynu isla fahanno macnaha dhabta ah ee Xaddaaradda (Ilbaxnimo), si aynu u garanno sida ay u dhisanto iyo waxa

Somaliland Kommishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Qabtay Kulan Rajjo Ka Muujiyay Qabsoomida Doorashooyinka 

Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN) – Kommishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland (KDQ) ayaa maanta si rasmi ah u qabtay kulankii ugu horreeyey ee isbarasho iyo is-xogwaraysi ah oo ay la yeesheen Guddida Hawlgalinta Xisbiyada Qaranka (Taskforce) ee dhawaan

Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Guddida Diiwaangelinta Iyo Dib-u-habaynta Ciidamada Qaranka

Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Guddida Diiwaangelinta Iyo Dib-u-habaynta Ciidamada Qaranka   Araweelo_News_Network   WAR-SAXAAFADEED 02/03/2025 Hargeysa(ANN)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka KDQ JSL ayaa xafiiskooda ku qaabilay Guddida Diiwaangelinta iyo Dib-u-habaynta Ciidmamada Qaranka ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha

Somaliland Madaxweyne Cirro Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Gollayaasha Wakiillada iyo Degaanka

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland , Cabdiramxaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa cadeeyay in xukuumad ahaan ay diyaar u yihiin in la qabto doorashooyinka isku sidkan ee gollaha Wakiillada iyo Gollayaasha deegaanka. Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa arrintaa ka hadlay ka

Somailand: Natiijada Doorashada Oo Loo Gudbiyay Maxkamadda Dastuuriga Ah

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta Maxkabada Sare Ee Dustuuriga ah u gudbiyay Natiijada Ku-meelgaadhka ah ee Doorashada Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka. Gudidda ayaa shalay ku dhiwaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashada, taas oo ku

#Somaliland: Hawlaha Doorashooyinka Iyo Gudidda Oo Ka Hadlay Diyaargarawga  

#Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Hawlaha Doorashooyinka ayaa meel wanaagsan maraya, iyadoo maalinta beri oo Arbaca ah  13 Nov 2024 guud ahaan dalka looga dareerayo codbixinta Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Ururada u tartamaya Xisbuyada. Gudidda Doorashooyonka ayaa sheegay in gebi ahaanba agabkii foirashooyinka hawlwadeenadii

Somaliland: Guddoomiyaha Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Natiijada Iyo Qaabka Loogu Dhawaaqayo

#Araweelo_News_Network   Hargesa(ANN)-Guddoomiyaha Gudidda Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Muuse Xaaji ayaa ka hadlay qorshaha natiijada doorashada iyo qaabka ay doonayaan innay usoo saaraan natiijooyinka marka la gaadho gunaanadka goobaha cod bixinta ee lasoo gabagebeeyo. Guddoomiye Muuse , wuxuu sidoo kale, sheegay

Somaliland Xisbiyada KULMIYE Iyo WADDANI Oo La Ganaaxay

#Araweelo_News_Network   Hargeysa(ANN)- Xisbiyada Kulmiye iyo WADDANI ayaa lagu riday ganaa lacageed, kuwaas oo soo gebagebeeyay olollaha ay soo wadeen muddo ku dhow saddex todobaad. Gudidda Anshaxa iyo xalinta khilaafaadka Doorashooyonka ayaa soo saaray maanta qoraal saxaafadeed ay ku sheegayaan

Somaliland: Gudidda Doorashooyinka Oo Dufcadii Labaad Ee Hawlwadeenada Goobaha

  #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Gudidda Doorashooyinka qaranka ayaa soo gunaananaday tababarka hawlwadeenada doorashooyinka ee gobollada dalka, iyadoo dufcadii labaad ee shaqaallaha loo soo xidhay tababaro. Hawlwadeenada gobolka Sool ee doorashooyinka, Sanaag, Awdal Togdheer, Saaxil iyo Maroodijeex ayaa loo soo xidhay tababarka dufcadii

Click to listen highlighted text!