Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Wararka Somaliland

Total 2024 Posts

Dafcadii U Horaysay Gollaha Wasiirrada Ee Xukuumadda Cusub Iyo Sidii Loo Ansixiyay Tirada Codadka Kala Saraynta

  #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)- Gollaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta la horgeeyay dufcadii u horaysay ee xubnaha Gollaha wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Naxamed Cabdullaahi  (Cirro). 19 xubnood oo ka mid ah xubnaha Gollaha Wasiirrada Xukuumadda cusub ayaa mid mid loogu akhriyay

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Mawqifkiisa Qadiyadda Madaxbanaanida Somaliland Ka Bixiyay Jawaab

Wasiir Waxa Hore Loo Arkayay adigoo Abaabul Lagaga Soo Horjeedo Qadiyada Somaliland Qayb Ka Ah, Waxaa laguu magcaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Sidee ? #Araweelo_News_Netwrk. Hargeysa (ANN)-Guddiyada Gollaha Wakiillada JSomaliland, ayaa kulamo xaasaasi ah a yeeshay  qaar ka mid ah

Ethiopia Iyo Israel Xidhiidhka Taariikhiga Ah Iyo Xuska Diimeed

Xidhiidhka Ethiopia iyo Israel wuxuu soo taxnaa 3,000 oo sano ka hor kulankii halyayga ahaa ee boqoradda Shebaa iyo Boqor Sulaymaan” Danjire Tesfaye Yitayeh #Araweelo _News _Network Jerusalem (ANN)- Ethiopia iyo Israel waxa ka dhexeeya xidhiidh taariikhi ah oo Bulsho,

Booqashada Wasiirka Difaaca Ethiopia Ee Muqdisho Oo Bannaanka Soo Dhigtay Mawqifka Qarsoon Ee Xukuumadda Soomaaliya

#Araweelo_News_Netwrk. Muqdisho (ANN)- Booqashada Caasimadda Muqdisho ee wediga ay hogaaminaysay Wasiirka Difaaca Ethiopia Caasha Maxamed ayaa muujisay in aannay labada dal mawqif ka wada qaadan arrimaha murranka iyo xiisaddaha siyaasadeed ee ka dhashay Heshiiskii MoU ee jamhuuriyadda Somaliland iyo Ethiopia

Somaliland: Xukuumadda Madaxweyne Cirro Oo Loo Diray Daraasad Hal-xidhaale Ah

Maxay Yihiin Qorshayaasha Loo Diray Xukuumadda Iyo Xilliga Loo Qabtay? #Araweelo _News _Network Hargeysa-(ANN)-Xukuumadda Cusub ee Somaliland, ayaa bayaamisay qorshayaal daraasad hal-xidhale ah oo laga doonayo xubnaha gollaha wasiirrada ee dhowaan Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) magcaabay, kuwaas oo yeeshay

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Ethiopia Oo Ka Hadlay Qorshaha Xukuumaddiisa Ee Mashaqadii Dawacaley

#Araweelo _News _Network Jigjiga (ANN)- Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, Mustafe Maxamed “Cagjar ” ayaa ka hadlay dhacdadii mashaqada ahayd ee ka dhacday deegaanka Dawacaled ee xadka Somaliland iyo Ethiopia. Madaxweyne Cagjar, ayaa tilmaamay qorshaha xukuumaddiisa ee dawaynta iyo xalinta

Ethiopia accuses Somaliland of fueling clan conflicts”The two countries had reached agreement whit a sea and a military Base

Ethiopia accuses Somaliland of fueling clan conflicts”The two countries had reached an agreement to provide landlocked Ethiopia with a sea outlet and a military base, although this agreement has yet to advance.” #Araweelo _News _Network Hargeisa (ANN)-The Ethiopian media reported

Dooddaha Ka Dhashay Wareegtada Madaxweyne Cirro Iyo Duruufaha Ku Xeeran

Somaliland: Maxaa La Gudboon Madaxweynaha Cusub Cabdiraxmaan Cirro? #Araweelo _News _Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa dhowaan soo saaray wareegto dhalisay dooddo iyo hadalhayn baddan oo la xidhiidha xilliga shaqooyinka xafiisyada dawladda lasoo gelayo iyo xilliga

Somaliland: Madaxweyne Cirro Oo Ka Hadlay Siyaasaddiisa Gobolka Iyo Dhacdadii Dacawaley

#Araweelo _News _Network Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa markii u horaysay ka hadlay dhacdadii deegaanka Dacawaley ee deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Kililkashanaad oo ahayd mid sababtay mashaqo weyn oo dhimasho iyo dhaawac ah. Sidoo kale, Madaxweyne

Somalia Excludes Ethiopian Troops from AUSSOM: Implications for Regional Security and Geopolitical Alliances

#Araweelo _News _Network Somalia has officially excluded Ethiopian troops from participating in the upcoming African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), set to replace the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) in January 2025. This decision reflects