#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa baahisay fursado muhiim ah oo ku waajahan hablaha danaynaya inay qaataan xirfadda tababarka macalinimada.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay maanta wasaadda oo lagu shaaciyay Fursaddaha ayaa la raaciyay shuruudaha looga baahan yahay hablaha danaynaya inay ka qayb qaataan.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa u dhignaa sidan:-

 

Alt: Araweelo News