Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Shacabku waa Ubadka Oo Kale “Masses are fools”
Hoggaamiya: Suxitaanka Khalad fahamka shacabka caadiga ah ee ku aadan dareenka hoggaamiyaha Araweelo News Network Associated Online Agencies “Masses are fools”. Waa odhaah siyaasadeed oo loo adeegsado si loo muujiyo in dadwenuhu ama shacabka caadiga ahi ( Common people)
Somaliland: Siyaasadda Kaarooga iyo Dhengeda (Carrot and Stick Policy)
Dib u Milicsiga Sooyaalkii Dawladnimo iyo Hanaanka Nabadeed ee Somaliland Araweelo News Network Associated Online Agencies Carrot and stick policy waa farsamo siyaasadeed oo isku dhafan laba talaabo oo is xiga oo marba talaabada labaad la adeegsado haday ta hore
Sarif-Bararka Dalka Ku Habsaday Oo Kicin Kara Mudaharaado Xal Loo Waayo |
Araweelo News Network Associated Online Agencies Tan iyo intii uu ku guulaystay talada dalka Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro dabayaqadii sanadkii hore 2024 oo imika ay ka soo wareegtay muddo sanad ah xukuumadu waxay qabatay waxayaalo badan oo tariikhda
Baarlamaanku awood sharci ma u leeyihiin inay Laalaan Go’aan Maamul
Araweelo News Network Associated Online Agencies Baarlamaanku miyay awood sharci u leeyihiin in ay laalaan go’aan maamul oo ka soo baxay hey’ad fulineed? Walaw aanan qoraal ahaan arag go’aanka la sheegay in ay G/wakiiladu ku laaleen go’aan kasoo baxay Guddida
Maxaa ku kallifay dhallinyarada?
Araweelo News Network Associated Online Agencies Maxaa ku kallifay dhallinyarada Soomaaliyeed inay dhafoorada xiirtaan oo ay timaha u deystaan qaab yuqufa oo raamo leh ? Murti: Waa Su’aal da’ weynee dhaqanka yaa dan u leh. !!!!. 1. Saameynta Dhaqamada
Saddex-xagalkii isku sidkanaa fursad ilduuf ah ayuu helay
XOG GUUD Araweelo News Network Associated Online Agencies Saddex-xagalkii isku sidkanaa fursad weyn baa u dagatay oo ilduuf gudaha ah ka yimi. Waa isfahan la’aanta hoggaanka Awdal iyo xukuumadda oo isku wax doonayay haddana si aan la qeexi karin
Ka baxsan mayno in aynu kolba waajahno Goboll
Araweelo News Network Associated Online Agencies Ka baxsan mayno in aynu kolba waajahno Gobol uu maamulkii ka jiray ay taladu farahooda ka baxday, oo ay u gacan gashay oday-dhaqameed ama qaar kale oo ka mid ah kuwii ay
car suuqa madoobi ciduu yahay soo hel
Araweelo News Network Associated Online Agencies Maansada Abwaan Gaariye ee ay qaybtan yari ka mid tahay, ayaan is yara dul taagay ka dib tacajab ay igu samaysay intaasi yar ee aan ka soo qaatay. Ka bacdi waxay i xasuusisay
Marburg: Cudurka fayraslaha marbeerj
Araweelo News Network Associated Online Agencies Marbeerj (Marburg) Cudurkani waa fayras dilaaya oo dalal hore lagu arkay, haatanna dhowaan lagu arkay koonfurta Itoobiya. 1. Waa maxay Fayraska Marburg? Fayraska Marburg waa fayras halis ah oo keena cudur dhiig-bax badan leh


