Category: Dhaqanka & Suugaanta
Qaab-dhismeedka Bulshada iyo Qaybaheeda dhaqan
Tusmada: dhaqannadii hore iyo soo-baxyada haatan Araweelo News Network Associated Online Agencies Bulshada iyo Qaab-dhismeedkeeda Bulsho waa isku-xidhka dadka wada nool ee ay ka dhexeeyaan qiyam, dhaqan iyo hidde, diir iyo dareen, dan guud iyo masiir-wadaag. Ma aha oo keliya
car suuqa madoobi ciduu yahay soo hel
Araweelo News Network Associated Online Agencies Maansada Abwaan Gaariye ee ay qaybtan yari ka mid tahay, ayaan is yara dul taagay ka dib tacajab ay igu samaysay intaasi yar ee aan ka soo qaatay. Ka bacdi waxay i xasuusisay
HIDDAHA Iyo DHAQANKII YAA U MAQAN?
Hoggaan-dhaqameedkii halkuu ka Baxay? Araweelo News Network Associated Online Agencies Hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed waa tiirarka ugu muhiimsan ee qeexa aqoonsiga, jiritaanka iyo midnimada bulshada Soomaaliyeed. Waa dhaxalka ruuxeed, maaddi iyo maskaxeed ee jiilba jiil u gudbiyo, kaas oo xambaarsan
Sitaadka Iyo Saamayntiisa Soomaalida
Araweelo News Network Associated Online Agencies Masraxiyad ka socotay xarunta dhaqanka ee Hargeysa oo lagu soo gunaanaday bandhiga buugaagta ee sanadkan Magaalada Caasimada ee Hargeysa waxa si weyn usoo jiiray ka qaybgalayaasha madasha fadhiyay oo isugu jiray Soomaali iyo Ajaanib
Falanqaynta Qotoda Dheer: Lakabyada Maansada “Isa Sudhan” ee Hadraawi
Araweelo News Network Associated Online Agencies Waxaan ku soo bandhigayaa falanqayntaydan ka sii qoto dheer sida ay u muuqato oo ku saabsan maansada “Isa Sudhan” ee Abwaan Hadraawi. Waxaan diiradda saari doonaa lakabyada kala duwan ee macnaha, farsamada suugaaneed, iyo
Madaxweyne Cirro Oo Ka Hadlay Dhibaatooyinka Soo Waajahay Dhaqanka Bulshada Ee Dalawga Kasii Dhacaya
” Dhaqankeennu waa dhaqan caan ku ah sharaf dhowrasho, anshax wanaag, iyo aqoon aad u qotadheer,” Madaxwey e Cabdiraxmaan Cirro Araweelo News Network Associated Online Agencies Hargeysa (ANN) -Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa ka hadlay marxaladda xilligan ee
Axmed Gacayte ‘Mucjisadii Fanka Soomaalida
Araweelo_News_Network Kumuu ahaa Fannaankii caa ka ahaa ee Axmed Maxammed-Gacayte. waayihii Uu Ku Bilaabay Fanka iyo Wadeecooyinkii Nolloshiis Ahmed Gacayte Yuusuf (1948-1988) Axmed Gacayte Yuusuf sannadkii 1948 ayuu ku dhashay magaalada Hargeysa, xaafadda xiddigta halkaas ayuu ku kacaamay oo
Somaliland Kumanaan Cajallado Lagu Duubay Codad Taariikh Xanbaarsan Oo Soo Jiitay Warbaahinta Caalamka
“Halka hadda loo yaqaan Somaliland waxay muddo dheer ahayd xudunta fanka iyo suugaanta – fanka oo door muhiim ah, xitaa door siyaasadeed ka ciyaara geeskan Afrika.” #Araweelo_News_Network. Hargeysa (ANN0 – Somaliland, ayaa soo bandhigtay waxyaabo cajiib ah oo taariikhi ah,
Heritage Organization: In-Depth Analysis
#Araweelo_News_Network. Heritage reportedly operates with financial backing from the Djibouti government and Villa Somalia. These ties suggest a political alignment with broader agendas that prioritize the interests of Mogadishu and Djibouti over Somaliland’s sovereignty and regional stability. If true,
Famous Oromo singer Ali Bire’s first song on Radio Ethiopia ordered King Hayle Salsase to ban for Voice Oromia
Araweelo News Network. In 1965, King Haile Salase, who ruled the kingdom, when he heard that Ali Birra’s song was being aired on the Ethiopian Radio, he found out that he was from Oromia, so he ordered to ban him.


