TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Dhaqanka & Suugaanta

Total 60 Posts

Abwaan Yuusuf Shaacir Muxuu Ka Yidhi Guddida Xeel-dheerayaasha Ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Ku Dartay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Abwaanka Caanka ah ee Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf Shaacir), ayaa ka hadlay dareenkiisa liiska Wasiirka Waxbarashadda Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ku dartay, isaagoo lagu xuay Magaciisa Xubno lagu sheegay Xeel-dheerayaasha Af-Soomaaliga. Bulshada Somaliland, ayaa si weyn su’aalo

Maansada Waxaan Diidayaa Tabban?

  Maansada Waxaan Diidayaa Tabban? Maansadan waxa tiriyay Guddoomiyihii Hore ee Rugta Ganacsiga Somalikand Maxamed Shujri Jaamac, wuxuuna ku bilaabay sidan:- Waxaan diidayaa taban Hogaan aan dariiq sugan Daw cadaana oo dhilan Dadku wada ogsoonyiin Dambas weyne lagu hubin, Hogaan

Arji Eebbe Loo Qoray

“Allaha Qaadirka aheeDhulka qaro u yeeleeBadda qayb ka yeeleeBuuraha qotomiyeeQodin li’i cirkana dhigayXidigaha ku qoraniyoDayax kala dhex qaadiyoQorraxdiyo cadceediyoQaabeeyay dunideeQuruumaha abuureeQawlalada u jeexeeQuudiya dhammaantoodQabiilooyin badaniyooQaramada sameeyeeQaaradaha ka yeeleeQaadiru Raxmaanoow,Arjaan kuu qoranayaaQabuul nooga yeel ducoNaga qabo KaroonahahaQaadir baan ka magan galayQarankeenna

Gabay: Dhifalloobman Kuuguma Hirgalo Dhaanto iyo Boobe

Gabay: Dhifalloobman Kuuguma Hirgalo Dhaanto iyo Boobe Marka uu dhaqaaluhu kobcaa qaranku dhaataaye Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil Waxa aannu halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay uu tiriyey Abwaan Maxamed Liibaan Ismaaciil oo uu fariin iyo dardaaran ugu jeedinayo qaybaha kala duwan

Somaliland: A Revived Cultural Scene Fights To be Seriously Appreciated

‘Dangerous lies’ The arts scene is booming in the self-declared Republic of Somaliland but, as the BBC’s Mary Harper writes, the people who are pushing the cultural boundaries have come up against some opposition. Circus boys in leopard skin print

La’aantay lama guurin! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

Qof waliba wuxuu ku mashquulsan yahay furista, dejinta iyo sal-u-dhigidda geeddiga. Waayeelku wuxuu inta jilicsan ka dejinayay rati iyo gaadiid wixii lagu siday. Haweenkuna ilo-xidhka guryaha iyo basrinta wixii baylah taallay ee ‘Geeddigu’ lahaa. Xeryo-oodka iyo maareynta xoolaha, ayaa barbaarta

Maxaad Ka Taqaan Mahadhadii Taariikheed Ee General Maxamed Xasan Cabdilaahi (JIDHIF)?

Muj Jidhif Ninkii Libtiisa Uu Qirey Cadowgii ay Is Hayeen QAYBTA 1AAD W/Q: Cabdi Kariim Muxumed Cadde(Qaamuus) Hordhac: Qormadana waxaan idiinku soo gudbin doonaa Tagtadii iyo taariikhdii Mojar General Maxamed Xasan Cabdilaahi(Jidhif) oo ka kooban. Hanaqaadkiisii Iyo Bilowgii Waxbarashadiisa,heerarkiisii waxbarasho,iyo

Abwaan Baarleex: Halyey Soomaaliyeed Oo Geeridiisa Laga Dareemay Geyiga Soomaaliyeed

Hyderabad(ANN)- Allah ha u naxariistee  Abwaan Cabdillaahi Xirsi Ibraahim, oo ku magac dheeraa Baarleex, isla markaana ahaa sugaanyahannada ay sida weyn u yaqaanaan guud ahaan geyiga Soomaalida, ayaa ku geeriyooday shalay cusbitaal ku yaal magaalada Hyderabad ee dalka India. Marxuumka,

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Maanso Kaga Dareen Celiyay Xaaladda Abwaan Hadraawi

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga, Wershadaha iyo Beeraha Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac ayaa maanso kaga dareen celiyey dayaca iyo daranyada laga soo tebiyey Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi, oo dhawaan walalkii Hure Walanwal Warbaahinta kusoo banydhigay xaaladiisa caafimaad. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo

MAANSADA XAGAL-DAAC: W/T. SCC.Kalshaale

“Waa Duni Hoggaankii Shacbigoo dhan Doorteen jifadiisa daaqshoo Deeqaha la keeniyo Xilka Dawladnimada Digreetadu Xariiqaba Daalac uga qorsheeyo Dadkii kale   Saleban Cabdi Cali (Kalshaale), Suxufi,Qoraa, Hal-abuur ah/ xuquuqda sawirka Bulshotv Maansada Xagal-daac waxay soo baxday 18/07/2018, waxaanay ka waramaysaa

{ }Smiley face