TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Dhaqanka & Suugaanta

Total 60 Posts

Gabayga Dareennada kala Duwan Dhaliyey ee Dheg-xumo iyo Abwaan Xasan Dhuxul Laab-saalax

Araweelo News Network   “Ninka iilka Dhigay Seedigii, sharaf ka dheeraaye”   Gabayga Dhegxumo oo ku soo baxay munaasibadii 26 june ee lagu qabtay madaxtoyada Somaliland todobaadkii hore, waxa ka  dhashay dareeno is dul barkan iyo aragtiyo iska soo horjeeda

Gummaro: Gabay Uu Tiriyay Abwaan Saleebaan Kalshaale

Araweelo News Network Tixdan Gabayga ah waxay ka hadlaysaa qiimaha nabada iyo dhibaatada laga dhaxlo colaada. waxay soo baxday 02/06/2018, waxaana tiriyey Saleban Cabdi Cali (Kalshaale). Hal-qabsiga iyo ku socotada Tixdu waa koox Hal-abuur ah oo hawlo-nabadeyn ah u tegay

Rabshadaha Jihaadka Jacaylka Ee Diimaha Ku Salaysan Oo Dalka Hindiya Kusii Fidaya

Araweelo News Network Delhi(ANN)- Waddanka Hindiya waxa ka dhacayey bilihii u dambeeyey rabshado u dhexeeya qoomiyadaha Muslimiinta iyo Hinduga, kuwaas oo ka dhashay wax loogu yeedhay “jihaadka jaceylka,” kaasoo ah arrin salka ku haya jacaylka dhexmara lammaanayaasha diimaha kala duwan

Tixda Miski Ee Xasan Ganey Nolosha Dhabta Ah Buu Doortay

  W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne) Tixda Miski Ee Xasan Ganey Nolosha Dhabta Ah Buu Doortay aan u malaynayaa su’aasha muranka leh ee ugu horrayn, ku soo dhacaysa dersaha tixda Miski ee Xasan Cabdllaahi “Xasan ganey” waa qodobka

Abwaan Xasan Ganay Oo Ka Xog-warramay Taariikhda Noloshiisa, Waayaha Suugaantiisa Iyo Toddobada fannaan Oo Uu Jecelyahay

Araweelo News Network Hargaysa (ANN)- Abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi Xasan oo ku magac dheer (Xasan-ganay) wuxuu ka mid ahay foolaadka fanka Soomaalida, waana abwaan soo saaray riwaayado badan iyo suugaan dhaxal u ah guud ahaan ummadda ku hadasha luqadda Soomaaliga.

‘Wax Kasta oo Wanaag la Samaynayo Wax Kaloo ka soo hor Jeeda ayaa Garab Socda’ Aasaasaha Madxafka Saryan Museum Muj. Siciid Shugri

Araweelo News Netwok Hargeysa (ANN)- Aqoonyahan Siciid Shugri Xuseen waxa uu yahay guddoomiyaha madxafka Saryan Museum oo noqonaya madxafkii ugu horeeyay ee laga hirgeliyo dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Madxafkan ayaa laga helayaa taariikhihii kala duwanaa ee Jamhuuriyadda Somaliland soo martay xiliyadii

Qiso Cajiiba: ‘Waxaan Qorsheeyey in aan Islaamka Burburiyo, Balse Waan Muslimay”

Araweelo News Network Dunida waxa soo muslima dad aad u badan. Waxa keena in ay diina Islaamka qaataan baadhis badan oo ay sameeyaan, kuwo kale mucjisooyin ay kala kulmaan dhaqanno ay ku kacaan. Haddaba, Wargeyska Jamhuuriya , ayaa daabacay qisada

Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha, By, Sheekh Said Ali Ahmed

Waa bamaamijkii labaad ee aan ku eegayno qaybaha dhaliinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha degan. Barmaamijkii koowaad waxa aan si guud uga hadalay dhaliinyarada iyo muhiimada ay u leedahay mustaqbalka Soomaalida qurbaha. Waxa kale oo aan soo bandhignay noocyada aan u qaybin

Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha

Sh. Siciid Cali Mid ka mida mushkiladaha ugu waawayn ee haysta jaaliydaha Soomaalida ee qurbuhu waa mushkiladaha dhaliinyarada. Si xal loogu helo waa in marka hore la isla fahmaa mushkiladu waxa ay tahay. Waxa aan duubay afar barmaamij oo aan

Maxay Daaran Tahay Maansada Daba-huwan Ee Hal-abuurka Weyn Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) Ku Faaqiday Amuuraha Dunida Yaal

Araweelo News Network Hal-abuurka Weyn ee Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) wuxuu Maansada Daba-huwan oo ka mid ah Maansooyinka ugu balaadhan suugaantiisa kaga hadlay waxyaabo qofka Aadamaha ah uu ka dheehan karo wax badan oo xidhiidh la leh nolosha, Dhaqanka, Dhaqaalaha,

{ }Smiley face