TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Dhaqanka & Suugaanta

Total 60 Posts

Xusuusaha Fankii Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf

Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa hillaadii 1944-kii. Wuxuu ka bilaabay waxbarashadiisii malcamaddii la odhan jirey ‘Saqadhi’ oo ku taalay hadaanta Hargeysa. Dugsiga hoose dhexe isna wuxuu ka bilaabay ‘School Riis’. Abwaanku kumuu raagin waxbarashadii dugsiga hoose

Nawab of Sachin: Afrikaankii Boqortooyada ku Lahaa Hindiya iyo Sidii Taariikhyahannadu u Qariyeen

Qormada 2aad Nawab iyo Janjira Awoodda siyaasadeed ee Afrikaan ku lahaayeen degaanka Deccan, gaar ahaan Janjira iyo Sachin oo dalka Hindiya ah waxay hoggaanka u hayey boqor Malik Ambar oo markii hore ahaa madaxa ciidammadii addoonta ahaa ee Boqor Jahangir.

Dalka Turkiga Oo Laga Helay Kitaabka Bible Ah Oo 1,500 sanno jiray Iyo Waxyaabaha Uu Fashiliyay

Araweelo News Network Ankara(ANN)-Kitaabka asalka ah ee Bible ee Kiristaanku aaminsan yihiin, kaasoo saadaaliyey soo bixitaankii Nebi Muxamed (NNKHA), ayaa si sir ah looga helay dalka Turkiga. Buuggan baybalka ah (Bible) oo laga qaaday kiniisadaha qaddiimiga ah ee Kiristaanka ee

Maansadii Sirta Nolosha ee Abwaan Hadraawi

Araweelo News Network Saaxiibkayow heedhe Safar baan ka imi dheere Marka hore salaan diiran Marka xiga samow heedhe Ha ka nixin si-dalagtayda Sacab fara-madhnaantayda Suuggaanta yaabkeeda Salka iyo fadhaa keena Marka xiga sugnaanteeda Socodkiyo falkaa sheega Xeerkeedu waa saase. Saaxiibkayow

Waa Kuma ‘Hadraawi’? W.Q. Siciid Jaamac Xuseen

Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay. Sidaan U Aqaan: Waa qof, waa abuur insi ah, waa nolol giraan

Sahra Halgan sings recognition for Somaliland

Araweelo News Network by Dan Grunebaum Special To The Japan Times Hargeisa(ANN)We in the West are used to thinking of music mainly as entertainment. On occasion, it can fulfill a religious function, or be deployed to argue one political point

Haweenku waxay ku Riyoodaan Lammaanahooda oo Khiyaamaynaya, Ragguna Qorshayaashooda Nololeed

Araweelo News Network Haweenku waxa ay inta badan ku riyoodaan ragga, gaar ahaan lammaanahooda oo khiyaamaynaya, halka inta badan raggu ku riyoodo iyagoo shaqo loo dallacsiiyey amma qorshe hawleed dejinaya. Sida ay sheegtay cilmi-baadhis cusub oo ay sameeyeen khubaro u

Tallo Ku Socota Hooyooyinka soomaray Furiinka (single mother) By. Marwo Hodon A. Maxamed

Tallo Ku Socota Hooyooyinka soomaray Furiinka (single mother) By. Marwo Hodon A. Maxamed Hooyadu waa laf dhabarta qoyayska la aanteedna lama noolaankaro waana halbawlaha iyo ururiyaha reerka meesha ay ka maqantahayna waa la dareemaa dayaca iyo darxumada soo waajahda e

Daah-furka Buugga Aabahii Qorista AF-Soomaaliga Muuse Galaal Oo Lasoo Bandhigay iyo Weedhihii Xukuumada loo Jeediyey

Araweelo News Network “Siyaad Barre haduu yidhi guddi baan u saarnay oo annigaa libinta leh soo saarista AfSoomaaliga, waa BEEN, Boolina wuu ku dhaqmay….” “Annigu waxaan ku bartay cajaladihiisii, sheekooyinkiisii, murtiduu allifi jiray, taasoo I gelisay hamuun iyo doonis inaan

Cilmi-baadhis Lagu Ogaaday Qoomiyaddii Dadka Reer Yurub Bartay Sida Beeraha loo Qoto

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Waqtigii la odhan jiray Da’da Dhagxaaanta (The age of Stones), ayaa dad ka soo guuray agagaarka bad la odhan jiray Aegean sea oo ah hadda halka u dhexaysa Giriigga iyo gacanta Anatholian Peninsulas ay reer Yurub bareen

{ }Smiley face