X

Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q/1aad

Araweelo News Network

Assalamu Calaykum Dhamaantiin

Ramadaan Mubaarak.

Qisooyinku waa hab qofka iyo umadaha lagu tarbiyadeeyo. Waa qaab uu nabigu (csw) uu ku tarbiyadayn jiray asxaabtiisa.
Barmaamijkani waa barmaaijkii koowaad ee barmaamijyo silsilad qisooyin ah oo aan ugu talagalay bishan Ramadaanta. Waxa aan silsiladan ugu magac darnay “Qisooyin uu nabi Maxamed (calyhi salaatu wa salaam) ka sheekeeyay. Barnaamijkan koowaad waxa mawduuciisu waa :

Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (1) – Qisadii Sarah iyo boqorkii daalimka ahaa

Fadlan sii fidiya si aad ajarka u wadaagtaan.

Halkan Ka Daawo.

Mahadsanidin.
Siciid Cali Axmed
Said Ali Ahmed Ottawa

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post