X
    Categories: Warar

Daawo: Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyay Labada Gole Oo Dhamaystiran

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa khudbad Sannadeediisa Dastuuriga ahayd ee 2018, ka jeediyay maanta labada gole ee Somaliland.

Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa khudbadiisa kusoo qaatay arrimo baddan oo ku saabsan dhinacyada kaabayaasha dhaqaalaha iyo horumarka, siyaasada arrimaha Dibadda iyo Amniga.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay Madaxweyne Musue Bixii,  Arrimaha Bulshada, Maamul-wanaagga iyo Maamul-daadejinta, Garsoorka iyo Cadaaladda, Abaaraha, Isbeddelka Cimillada, Doorashooyinka iyo doorka saxaafada Somaliland.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, wuxuu khudbadiisa oo maanta oo taariikhdu ahayd 25 March 2018, uu ka jeediyay labada gole kaga hadlay guud ahaan waxyabaha u qorshaysan xukuumaddiisa oo madaxa la gashay 100 maalmood iyo dhawr caannamaal.

Halkan ka Daawo Khudbadii oo dhmaystiran.

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post