X
    Categories: Warar

Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Goobta La Dejiyay Qoxootiga Soomaalida Kasoo Cararay Dagaalka Yemen

Berbera(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo safar ku jooga xarunta gobolka Saaxil ee Berbera, ayaa booqosho ku tegey maanta goobta la dejiyay dadka Qoxootiga Soomaalida ee kasoo qaxay dagaalada Dalka Yemen, wuxuuna Madaxweyne Siilaanyo xogwarsi la yeeshay qaar ka mid ah dadka Qoxootiga ah, kuwaas oo uga waramay xaalada ay la kulmeen.

Halkan Ka Daawo Booqashada Madaxweyne Siilaanyo ee Qoxootiga Yemen Riix.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post