X
    Categories: Warar

Daawo: Midhaha Lawska Oo Somaliland Laga Beeray

Hargeysa(ANN)Midhaha Lawska oo ka mid ah kuwa waxtarka baddan Aadamaha, ayaa markii u horaysay laga Beeray Somaliland, kaas oo qayb ka ah Tacabka Beeraha oo kusoo baddanaya Bulshada Somaliland sanadii u danbeeyay.

Beeralayda Deegaanka Agabar ee Woqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa ku guulaystay Beerista Laws tayadiisu sarayso, kaas hadda bilaw ah, isla markaana la filayo inuu saamayn ku yeesho kobaca wax soo saarka Beeralayda Somaliland, iyadoo midhaha Lawska oo Somaliland aad loogu isticmaalo laga keeno dalalka Ethiopia iyo Sudan.

Barnaamij la xidhiidha Tacabka Beeraha iyo Lawska oo Somaliland laga beeray, isla markaana Telefishanka Qaranka Somaliland diyaariyay waxa soo jeedinaya Weriye Cali Caanadhame oo ka mid ah soo saarayaasha Barnaamijyada Telefishanka Somaliland iyo Idaacada Radio Haregysa.

Halkan Ka Daawo

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post