X
    Categories: Warar

DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Xilkii Ka Qaadey Xoghayaha Guud Ee Xisbigaa

Araweelo News Network

Uurcade

Hargeysa(ANN)-Shir aan caadi ahayn oo ay saaka iskugu yimaadeen guddida fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa cod gacan taag ah ku ansaxiyay in ay xilkii Xoghayenimo laga qaado Xoghayhii guud ee Xisbigaa Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, iyaga oo ku macneeyay sababta xilka looga qaaday kadib markii ย lagu eedeeyey in uu jebiyey shuruucdii iyo xeerarkii u yaalay Xisbiga.

Halkan ka DAAWO

ย 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post