X
    Categories: Warar

Diyaargarawga 25 Guurada 18 May iyo Muuqaalka Xusuusta Sanadkii Hore

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Diyaargarawga 25 guurada 18 May oo ku beegan maalinta Arbacada ee fooda inagu soo haysa ayaa si weyn looga dareemayaa magaalooyinka waaweyn ee Smaliland, gaar ahaan caasimada Hargeysa.
Shebekada Araweelo News Network oo kaashanaysa Real Video oo ah qaybta soo saarta muqaalada duubista

casriga ah iyo Filimada xarunteeda Hargeysa oo ku gaashaman Laba Diyaaradaha loo adeegsado duubista muuqaalada lagu duubo Drones-ka iyo sideed Camara-daha casriga waxay kuusoo gudbinayaan si toos ah Live dabaaldega 16, 17, 18 May, iyadoo si toos ah looga daawanayo REALL video.

Muuqaalkan ayaa ah mid hordhac ah oo la xidhidha diyaargarawga 18 May iyo xuska maalintan too kale sanadkii hore.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post