X
    Categories: Warar

Gebi Ahaanba Goobaha Waxbarashadda Magaalada Los Angles Oo La Xidhay

Los Angles(ANN)Gebi ahaanba Goobaha waxbarashada ee Dugsiyada magaalada Los Angles ee dalkan Maraykanka, ayaa albaabada loo laabay maanta, kadib markii ay soo baxeen warar cabsi la xidhiidha cabsi xaga amaanka ah.

Warsaxafadeed ay soo sareen gudida waxbarashada ee degmeda Los Angles ayaa lagu sheegay in amarka xidhitaanka dugsiyadu uu saameyn doono in ka badan kun iskuul iyo kumanaan arday oo wax ka barta dugsiyadaa.

Bilayska ayaa sheegay inay heleen digniin xaga elektrooniga loo soo mariyey, taas oo ay sheegeen in aan la dheelsan karin, isla markaana ay lagama maarmaan tahay in la muujiyo taxadir.

900, oo Dugsiyada Waxbarashadda ah iyo 700, 000 Arday, ayay saamay arrinta xadhitaanka Iskuuladu, waxaana Boolisku baadhayaan digniinta ay heleen, taas oo la rumaysanyahay in laga soo diray dhinaca Caasimada Frankfurt ee dalka Germany.

 

Arrintan, ayaa kusoo beegantay laba todobaad kadib markii weerar ay ku dhinteen 14 qof uu ka dhacay   San Bernardino.

Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post