X
    Categories: Warar

Go’aamo Muhiim Ah Oo La Xidhiidha Guurka Iyo Arrimo Kale Oo Laga Soo Saaray Hargeysa

Hargeysa(ANN)Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Khaliil Cabdullaahi Axmed ayaa soo geba gabeeyay Muxaadiro Diineed Mudo laba iyo toban cisho ah ka soctay Masjidka Cali Mataan ee Caasimada Hargaysa.
Geba gebadii muxaadarada, ayaa laga soo saaray qodobo la xidhiidha Guurka, Dhaqanka Bulshada, Akhlaaqiyaadka Ubadka iyo arrimo kale oo la xidhiidha nolosha bulshada.
Halkan Ka Daawo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland iyo Culimadda kale qodobada ay iclaamiyeen oo dhamaystiran Riix

Araweelo News Network

Somaliland Office

info@araweelonews.com

jaamac132@gmail.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post