X
    Categories: Warar

Guddoomiyaha Cusub Ee Oodwayne Oo Si Balaadhan Loo Soo Dhoweeyay Daawo

Araweelo News Network

Oodwayne(ANN)Badhasaabka Cusub ee dhowaan Madaxweyne Siilaanyo u magcaabay Gobolka Daad-Madheedh ee xaruntiisu tahay Oodweyne Dr. Axmed Naasir Maxamed Xaashi, ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay maanta deegaanka Oodweyne.

 

 


Maamulka gobolka, Golaha Deegaanka, Odayaasha iyo waxgaradka oo ay weheliyaan dhalinyaro iyo qaybaha kale ee Bulshada, ayaa si diiran usoo dhoweeyay Badhaabka cusub oo la filayo inuu maalinta beri xilka la wareego.

Muuqaalka soo dhowaynta Badhasaabka daadmadheedh Dr.Ahmed-Naasir halkan ka Daawo<iframe width=”360″ height=”270″ src=”https://www.youtube.com/embed/geXPHBClHxM?rel=0″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post