X
    Categories: Warar

Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xaalada Kasii Daray Ee Abaarta Dalka, Qiimaha Dollarka Ee Cirka Ku Sharreeraan Iyo Colaadda Duleedka Gobolka Sool

Araweelo News Network


Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay xaalada Abaarta ee kasii daray, arrimaha sarifka dollarka ee cirka ku sharreeran oo taabtay nolosha bulshada iyo colaada duleedka gobolka Sool.

Guddoomiye Saleebaan, wuxuu arrimahaa iyo kuwo kaga hadlay mar uu warbaahinta kula hadlay maanta Magaalada Hargeysa, isagoo kasoo laabtay safar uu dhowaan dalka Britain.

Halkan ka Daawo

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post