X
    Categories: Warar

Gudoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Ay Isla Qaateen Hoggaamiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka Iyo Abwaanada Somaliland

Araweelo News Network

Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE , Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay kulan dhexmaray Hoggaamiyayaasha axsaabta iyo Koox ka mid ah Haldoorka Abwaanada Somaliland oo lagaga hadlay arrimaha doorashada iyo abaaraha ka taagan dalka.

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Muuse oo ka hadlaya arrimaha ay isla qaateen sedexda xisbi iyo Abwaanadu halkan ka daawo.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post