X
    Categories: Warar

Guuddomiyaha Guurtida Oo Gaashanka ku Dhiftay Ergeeyin U Ololaynayay Meel Marinta Heshiiskii Axsaabta Iyo Xukuumadda

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku wargeliyay Golihiisa in aan loo kala qaybin sidii golaha loo kala furfuri lahaa, wuxuuna ugu baaqay dhinacyada siyaasada ee axsaabta qaranka iyo xukumadda Madaxweyne Siilaanyo in aanay baalmarin Dastuurka Dalka.
Guddoomiyaha ayaa sidaa ka sheegay hadal uu ka jeediyay fahigii golaha ee saaka, guddoomiye Saleebaan ayaa hore u sheegay in aanay waxba ka soconayn heshiiska ay todobaadkan ka gaadheen axsaabta iyo xukuumaddu murankii ka dhashay mudda-kordhinta golaha guurtidu u sameeyeen xukumadda iyo golaha wakiiladda.

Warkaa guddoomiyaha halkan ka Hlkan Riix Daawo
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post