X
    Categories: Warar

Habeenkii Xalay Daawo Dhowayntii Murrashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga KULMIYE Ee Gobolka Hawd Iyo Deegaanada Hoos Yimaada

Araweelo News Network

Baligubadle(ANN)-Murrashaxa  Madaxweynaha  ee Xisbiga KULMIYE Muj. Muuse Biixi, ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay Ololihiisa uu kusoo gunaanaday deegaamada Koonfurta Hargeysa ee Baligubale xalay.

 

Halkan Ka Daawo.

 

 

 

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post