X
    Categories: Warar

Ilama 7 Jir Ah Oo Haraad Ugu Dhintay Deegaamada Ceelafweyn Xaaladda Abaarta Oo Sii Kululaatay Iyo Kumanaan Qoys Oo Ku Barakacay Tuulooyinka

Araweelo News Network

Ilama 7 Jir Ah Oo Haraad Ugu Dhintay Deegaamada Ceelafweyn

Muuqaalada naxdinta leh ee muujinaya xaalada bariga Somaliland

Ceelafweyn(ANN)Dhimashada Hal Ruux Wiil yar oo 7 jir ah oo Haraad u geeriyooday iyo Boqolaal Qoys oo Xoolihii Markii ay ka Dhamaadeen Nafta Kula Soo Eertay Goobaha Ceelashu Ka Dhow yihiin, ayaa laga soo sheegayaa deegaamada bariga.

DAAWO Xaalada Murugada Leh ee Abaarta Ka Jirta Deegaanka Huluul Fadhigaab , Gumbur Dhooble iyo Goradhigo oo Meel Xun maraysa.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post