X
    Categories: Warar

Liiska Guddiyada Ololaha Iyo Maamulka Gobolada Ee Xisbiga WADDANI Oo La Shaaciyay

Araweelo  News Network

 

Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa soo saaray Liiska Magacyada Guddiyada Ololaha heer gobol ee doorashada madaxtooyadda Iyo Masuuliyiinta maamulka ee gobolada.

sidaana waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska WADDANi oo uu ku saxeexnaa Higgaamiyaha Xisbiga WADDANI, XIrsi Cali Xaaji Xasan.

Qoraalka, ayaa lagu yidhi, “Iyadoo ololihii doorarasha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland bilaabmayo, wuxuu Xisbiga WADDANI u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay – noqdaan Guddiyadda Ololaha Gobollada ee Xisbiga WADDANI,iyo dhammaystirka maamulada Gobolada qaar laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 18/10/2017, hore wuxuu Xisbiga WADDANI u magacaabay Guddiyadii Gobolka Togdheer, ee ololaha iyo maamulka, Gobollada dhimana waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Ujeeddo: Magacaabista Guddiyada Ololaha iyo Maamulka Gobollada Xisbiga WADDANI

 

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post