X
    Categories: Warar

Madaxweynaha Somaliland Oo Maareeye Ku Xiggeenka Dekeddaha Somaliland U Magcaabay Cumar Abokor Jaamac

Maareeye ku xiggeenka Dekeddaha Somaliland Cumar Abokor Jaamac


Hargeysa0ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa u magcaabay Maareeye ku xiggeenka Dekeddaha Somaliland Cumar Abokor Jaamac oo hore uspp qabtay xilkaa, isla markaana muddo dheer Maareeye ku xiggeen kasoo ahaa Dekaddaha Somaliland.


Digreeto kasoo baxday maanta Xafiiska Madaxweynaha Somaliland, oo nuqul ka mid ah ay heshay shebekadda wararka ee Araweelo News Network, waxa lagu sheegay in Madaxweynuhu markii uu arkay masuuliyadiisa, aqoontiisa iyo kartidiisa u mgcaabay Maareeye ku xigeenka Dekeddaha Somaliland Cumar Abokor Jaamac.


Wareegtada Madaxweynuhu ku magcaabay masuulkaa ayaa u qornayd sidan:-

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post