X
    Categories: Warar

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Booqasho Uu Kaga Soo Laabtay Woqooyiga Ameerika Daawo

Hargeysa(ANN)Madaxweyne ku xigeenka JSL. Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici oo socdaal muddo qaatay kusoo maray qaarada waqooyiga Ameerika ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay.


Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, waxa si heer qaran ah loogu soo dhoweeyey garoonka Egal intranational Airport ee magaalada Hargaysa, wuxuuna warbaahinta uga waramay ujeedada guud ee socdaalkiisii iyo waxii uu kala soo kulmay.

Halkan Ka Daawo Riix.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post