X
    Categories: Warar

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shaqada Ka Joojiyay Badhasaabka Gobolka Awdal

Araweelo News Network

Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine)

Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici, islamarkaana ah kusimaha Madaxweynaha, ย ayaa shaqada ka joojiyay Badhasaabka gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine) oo maalmihii u danbeeyay khilaaf u dhexeeya isaga iyo Maayarka Boorame dibada usoo baxay.

Qoraalka Madaxweyne ku xigeenku shaqada kaga joojiyay Bashaabka Awdal Mustafe Shiine oo ku taariikhaysnaa 28 August 2017, isla markaana ย lagu xusay asbaabaha uu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland u cuskaday inuu shaqada ka joojiyo masuulkaa, ayaa u qornaa sidan:-

ย 

ย 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post