X
    Categories: Warar

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Kusoo Laabtay Daawo

Araweelo News Network

Madaxweyne Siilaanyo oo gudoomaya Ubax ay gabadh yar oo acuur ah u dhiibayso

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ku soo laabtay Dalka ka dib safar uu ugu baxay 18-kii February dalka Uk, halkaas oo uu madaxweynuhu ku joogay fasaxisii sanadlaha ahaa.

Madaxweynuhu markii uu dalka ku soo laabtay waxa si balaadhan loogu soo dhaweeyey madaarka Egal International Airport, isagoo uga soo kicitimay dhinaca magaalada waxaana wadooyinka hareero tubnaa dadweyne ka mida shacbiga caasimada Hargeysa una diyaar ahaa soo dhawaynta madaxweynaha qaranka,isagoo madaxweynuhu u degay qaar ka mida dadkaasi lana hadlay, ugana mahadnaqay sida qiimaha leh ee ay u soo dhaweeyeen

 

https://youtu.be/zUOiDSNIKE8

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post