X
    Categories: Warar

Madaxwweynaha Somaaliland Oo Cusbitaalka Ku Booqday Suldaan Xisri Qani

Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa ku booqday Cusbitaal ku yaal magalaada Hargeysa Suldaan Maxamed Xisri Qani oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland.



Booqashada Madaxweynaha kadib qqoraal Madaxtooyadu kasoo saartay ayaa u qornaa sidan:-
” Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu cubitaalka International Hospital ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo boodo ah u jiifay ilaa Xalay Dhakhtarkaas, xaaladiisa caafimaadna ay aad u culustahay isaga oo koomo ku jira Suldaanku.

Madaxweynuhuna waxa uu ALLE uga baryey caafimaad sareecana oo degdega inuu siiyo kana dulqaado xanuunka suldaanka.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post