X
    Categories: Warar

Marwo Aamina Weris Oo Dhagax Dhigtay Xàrun Cusub Oo Lagu Daryeelayo Dadka Qaba Xanuunka DhimirKa

Hàrgeysa(ANN)Marwada Qaranka Somaliland oo Dhagax dhigtay Xarun cusub oo lagu daryeeli doono Dadka Maskaxda ka buka, taasi oo laga hirgelindoono Xaafada Masalaha, dhismeheeda iyo kharashka ku baxayana ay kafaalaqaadeen haweenka gaaroodi oo iyaguna goobjoog ahaa.

waxa kale oo marwada ku wehelinaayey dhagaxdhigaasi wasiirka Caafimaadka iyo Maayar ku xigeenka Caasimada Mudane Cabdicasiis Caga-weyne ahna ku simaha Maayarka ah iyo Xildhibaano tiro badan oo kale.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post