X
    Categories: Warar

Qarax Weyn Oo Dhulka La Simay Huteelka Al jazeera Ee Muqdisho Iyo Khasaaraha Sii Kordhaya

Muqdisho(ANN)Qarax weyn oo ka dhacay Huteelka Al Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaare dhimasho ilaa inta la ogyahay 10 qof  iyo dhaawac intaa ka baddan sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah ee Ka imanaya magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo dhacay goordhowayd ayaa loo adeegsaday gaadhi xamuul ah, kaas oo gebi ahaanba dhulka la simay dhismaha Huteelkaa oo ka mid ah Kuwa ugu caansan magaalada muqdisho yihiin degan yihiin madaxda dawlada iyo diblamaasiyiinta.

Wixii kasoo kordha Kala soco Araweelo News Network.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post