X
    Categories: Warar

Shirkadda Dahabshiil Group oo Lacag Ku Wareejisay Gudiga Gurmadka Caafimaadba Buuhoodle

Araweelo News Network


Buuhoodle(ANN)-Shirkadda Dahabshiil Group,ayaa deeq lacageed ku wareejisay gudiga gurmadka caafimaadka gobolka Buuhoodle,lacagtaas oo shirkadda Dhabshil Group ay kaga qayb qaadanaysay samato bixinta dadka abaaruhu ay ku dhufteen una raaceen xannuunada ay ka mid yihiin shuban biyoodku.
Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Group ee Gobolka Buuhoodle Cabdicasiis Ismaaciil Garaad Soofe oo lacag dhan (5000) shan kun oo Dollar ku wareejiyay gudiga Gurmadka caafimaadka Gobolka Buuhoodle,ayaa sheegay in Shirkadda Dahabshiil Group ay marwalba u taagan tahay in ay is garab taagto dadkeeda oo ay taakulayso waxaany inaa ku daray in aanay tali noqon doonin deeqdii ugu dambaysay laakiin ay markasra Dahabshiil Group garab taagan tahay dadkeda.
Haddaba halkan ka daawo deeqda Dahabshiil Group ay ku wareejisay gudiga gurmadka Caafimaadka gobolka Buuhoodle.

Halkan Ka Daawo.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post