X
    Categories: Warar

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Uu Kaga Soo Laabtay Britain Ka Dareen Celiyay Sidii Loo Soo Dhoweeyay Daawo

Araweelo News Network

Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo maanta kusoo laabtay dalka kadib markii uu safar dhawr todobaad ah ugu maqna dalka Britain.

Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo lagu soo dhoweeyay Madaarka Caasimada Hargeysa, ayaa uga mahadceliyay dadkii soo dhoweeyay.

Halakan ka Daawo.

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post