Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Xukuumadda Iyo Axsaabta Mucaaradka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Kulankii labaad ee xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo Hoggaamiyayaasha Axsaabta ee mucaaradka ayaa maanta ka qabsoomay qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland ee magaalada Hargeysa. Kulankaa oo ka sokow madaxda mucaaradka iyo xukuumadda, waxa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Guurtida, … Continue reading Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Xukuumadda Iyo Axsaabta Mucaaradka