X
    Categories: Warar

Somaliland: Wadaaddo Loo Qaybiyay Gaadiid Iyo Dukaamo Camiran

Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)Qaar ka mid ah Culimadda Iimaamyada ka ah Masjidyada magaalada Hargeysa, ayaa la guddoonsiiyay deeq aan nooceeda hore looga samayn Somaliland, waxaana dhawr iyo labaatan ka mid ah Iimaamyadda masjidyo ku yaal meelo kala duwan oo caasimadda Hargeysa ah la gudoonsiiyay Baabuur yar yar oo nooca loo yaqaan tukhaanka iyo meherado dukaamo camiran.


Munaasibad ay ka qay galeen Wasiiradda, Diinta iyo Aw Qaafta, Cadaaladda, Shaqada iyo Wasiir ku xigeenka Qorshaynta, waxay Hay’adda lagu magcaabo Al-Hudda ku gudoonsiisay Culimada masjidyada Baabuurta iyo Dukaamo camiran.

Halkan ka Daawo Munaasibada

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380 Send an SMS or MMS to + 252 63 476 4409

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post