X
    Categories: Warar

Tiirka Afraad ee Waxqabadka Boqolka Maalmood ee Bilawga Xukuumadda Wadajir Iyo Waxqabad

Tiirka Afraad ee Waxqabadka Boqolka Maalmood ee Bilawga Xukuumadda Wadajir Iyo Waxqabad

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaacisay Tiirka 4aad ee Waxqabadka 100 Maalmood ee Bilawga Muddo-Xileedkeeda, taas oo jawaab u ah balanqaadkii xilligii ollolaha ee Xukuumadda Wadajir iyo Waxqabad ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro).
Muuqaalka Tiirka Afraad ee Waxqabadka Boqolka Maalmood ee Bilawga Xukuumadda Wadajir Iyo Waxqabad halkan ka Daawo.

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post