X
    Categories: Warar

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Xagla-toosiye Oo Gaadhay Buuhoodle Uguna Baaqay Cali Khaliif Galaydh Inuu ka Baxo Magaalada

Buuhoodle(ANN)Wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Axmed Xaglo-Toosiye ayaa si balaashan loogu soo magaalada Buuhoodle maanta oo axad ah.

dadweyne bulshada iyo maamulka gobolka iyo degmada ayaa weftiga wasiirka kaga hor yimid deegaanka kalshaale oo 35 Km dhanka W/Galbeed ka xiga Magaalada Buuhoodle.

 

Intaa kadib weftigiisa waxaa loo gelbiyey gudaha Magaalada iyagoo ku soo wareegay waddooyinka dhaadheer ee magaaladaasi Waxayna kala hadleen bulsada  meel fagaare ah.

 

Dr Saleebaan dadweynaha u sheegay in madaxbanaanida Somaliland ay tahay mid lama taabtaan ah, cid kasta oo oo isku dayda inay waxyeelaysana

 

waxana uu amar ku bixiyey in sida ugu degdega badan ay kooxda nabad diidka ee cali khaliif ay uga baxaan Magaalada Buuhoodle. halka sidoo  kalena wasiirku ugu bushaareeyey dadweynaha Buuhoodle in Xukuumada Somaliland  Gobolkaas doonayso inay wax baddan u qabato.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post