X
    Categories: Warar

Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Wadooyinka Somaliland Cali Mareexaan Oo 500 Qoys Gaadhsiiyay Deeq Raashin Iyo Biyo Deegaanka Garadag

Araweelo News Network

Garadag (ANN) Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Wadooyinka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa deeq gargaar ah gaadhsiiyay boqolaal qoys oo abaarta kusoo barakacay degmada Garadag.

Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Wadooyinka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), wuxuu sheegay in deeqdaa oo raashin iyo Biyo isugu jirta la gaadhsiiyay 500 qoys raashinkooda iyo 75 Booyadood oo Biyo ah.

Halkan ka Daawo.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post