X
    Categories: Warar

“Waxaa Taageeri Jirteen Siilaanyo, Maanta Wuu Nasanayaa, Taariikh-Na Wuu Ka Tagayaa, Laakiin Waxaa Ogaataan, Dumaashiisa Aniga Leh,” Daawo: Faysal Cali Waraabe

Araweelo News Network

Burco(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Daryeelka Iyo Cadaaladda Somaliland (UCID) Eng. Faysal Cali Waraabe oo ah Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbigaa, ayaa ugu baaqay Dadka reer Burco in ay Taageeradii ay siin Jireen Madaxweyne Siilaanyo isaga siiyaan.

Guddomiyaha UCID, Eng. Faysal, wuxuu sheegay in maanta Madaxweyne Siilaanyo nasanayo, isla markaana uu taariikh Ka Tegayo, sidaa darteed ay doorkan Taageeradii ay siin Jireen Siilaanyo in my isaga Murrashaxa UCID siiyaan, isagoo sheegay in uu dumaashiisa leeyahay Oo Fadhiyo godkii Siilaanyo.

D
Halkan Ka Daawo Khudbadii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Burco.

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post