X
    Categories: Warar

Xirsi: Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Oo Laga Baaciyay Shirka Caynaba

Araweelo News Network

Caynba(ANN)Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi xaaji Cali Xasan oo waqtigan xubin ka ah kooxda la baxay Isbahaysiga Dumuqraadiyada KULMIYE, ayaa laga baaciyay shirka lagu soo gebagebeeyay magaalada taariikhiga ah ee Caynaba.
Shirkaa oo gunaanadkiisa, ay ka qaybgaleen Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, siyaasiyiin iyo waxgarad ka tegey deegaamada kale ee Somaliland iyo masuuliyiin ka socotay Xukuumadda iyo axsaabta kale.
Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda, waxa laga baaciyay Kantaroolka magaalada Caynabo oo ah magaalada shirku ka socday, wuxuuna Mr. Xisri oo la hadlay Caawa Telefishanka Star sheegay in laga celiyay shirka oo kaantaroolka lagu celiyay, balse markii danbe lasii daayay, waxaana arrintaa ka raali geliyay Suldaanka Guud Suldaan Cabdullaahi Suldaan Cali.
Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

WhatsApp + 252 63 442 5380
Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post