X
    Categories: Warar

Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Weedho Ergayga Qaramada Midoobay Kaga Hadlay Dib U Dhaca Doorashooyinka Iyo Go’aanka Guurtida

Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay weedho ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia Nicholas Kay kaga hadlay dib u dhaca Doorashooyinka Somaliland iyo go’aanka golaha guurtida ee muddo-kordhinta loo sameeyay Xukuumadda iyo Golaha Wakiiladda.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa Jawaab Kulul ka Bixiyay dhawaaqa ergayga qaramada Midoobay iyo arrimo kale oo uu sheegay inay qaranka Somaliland ceeb ku yihiin, kuwaas oo sida uu sheegay been abuur.
Sidaana waxa uu ku sheegay shir jaraa’id oo uu maanta warbaahinta kula hadlay Daawo Halkan Riix.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post